Dhageyso Wareysi Aan La Yeelanay Wariye Yoonis Cali Nuur oo Ka Hadlaya Waayo Aragnimadiisa Warbaahinta

Yoonis iyo Cumar SeerbiyaWariyeheena magaalada Hargeysa Cumar Seerbiya ayaa Hargeysa wareysi kula yeeshey Wariye Yuunis Cali Nuur oo muddo dheer kasoo shaqeeyey warbaahinta Soomaalida, sida Radio Muqdishoow, Wakaaladda Wararka SONNA, Laanta Af-ka Soomaaliga ee BBC-da, iyo waliba isaga oo kasoo shaqeeyey xagga tacliinta saxaafadda.

Dageysi Wacan

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW