U bood dhigaalka

Dhageyso: Wasiir Bayle Oo Ka Hadlay Lacagta Uu Bankiga Adduunka Ugu Deeqay Soomaaliya

Sheeko:Dalka

Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa faah faahiyey lacag $80 Milyan ah oo Bankiga Adduunka ugu deeqay Soomaaliya.

Bayle ayaa sheegay in lacagahaasi yihiin kuwo si toos ah loo soo marin doono Soomaaliya, looguna talogalay dib u dhiska iyo sidoo kale dib u habeynta hay’adaha dowladda.

Waxa uu sidoo kale sheegay in markii ugu horreysay tahay dal deyn lagu leeyahay oo Bankiga Adduunka lacag ugu deeqo.

Sababaha ugu weyn ayuu ku sheegay iney tahay kadib markii Soomaaliya ay la timid hanaan maaliyadeed oo muuqata.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News