Dhageyso: Wasiir Bayle Oo Rajo Ka Muujiyey In Soomaaliya Laga Cafiyo Deymaha

Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in Soomaaliya laga cafiyo deymaha lagu leeyahay.

Bayle oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ugu horreyn faah faahiyey safar uu ku tagay dalka Maraykanka iyo wixii usoo qabsoomay.

Waxa uu tilmaamay Bayle in hadda ay galayaan Imtixaankii Saddexaad oo dhanka IMF ah, kadib markii ay ku guuleysteen Labo Imtixaan hore oo loo sameeyey.

Sanadka 2019, bisha May ayuu sheegay in suurtagal tahay in Soomaaliya laga cafiyo deymaha.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW