U bood dhigaalka

Dhageyso: Wasiir Bayle Oo Shaaciyey Waqtiga La Qabanayo Shirka Deyn Cafinta Soomaaliya

Sheeko:Dalka

Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waqtiga la qaban doono shirka deyn cafinta Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in shirkaasi la qaban doono horraanta sanadka soo socda ee 2020-ka, Muddo Lix bil ahna la kor-joogteyn doono Soomaaliya.

Dhanka kale, wasiir Bayle ayaa sharaxaad ka bixiyey sida lacagaha loogu kala leeyahay Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News