Dhalinyrada Degmada Marka Oo Fariin Hambalyo U Soo Diray Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa

Qaar ka mid ah dhalinyarada Degamada Marka ayaa soo dhaweeyay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar waxayna sheegeyn in Wasiir Xamsa uu u qalmo jagada loo magaacabay.

Dhalinyarada Degmada Marka ee jecel horomarka ciyaaraha iyo ayaa sidoo kale ugu baaqay Wasiir Xamsa Saciid Xamsa,in booqasho iyo kormeer ku yimaado degmada Marka iyo guud ahaa degmooyinka dalka,si uu qiimeeyo horomarka iyo baahiya haysta dhalinyarada iyo bahda isboortiga.

Dib U Aqriso Xil Wareejinta Wasiir Xamse Saciid ee Wasaarada Ciyaaraha Dalka

Wasiir Xamsa Saciid Xamsa Oo La Wareegay Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Related Articles

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW