U bood dhigaalka

Dhammaan Shaqaalaha Idaacadda Goobjoog Oo Ka Tacsiyeenaya Geerida Hooyo Nuuro Axmed Ciise

Sheeko:Dalka

Annaga oo ah Shaqaalaha Idaacadda Goobjoog dal iyo dibadba waxaan u tacsiyeenaynaa agaasimaheena Xasan Maxamuud Maxamed oo hooyadiis Nuuro Axmed Ciise   caawa ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Dhammaanteen waxaan ilaahay uga baryeenaa Marxuumadda in janadii Firdowsa ahayd uu ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo ehladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay.

Aamiin Amiin Aamiin, Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi Raajicuun.