U bood dhigaalka

Dhismaha Wadada Isku Xirto Magaalada Baladweyne iyo Jento Kundisho oo La Bilaabay

Sheeko:Amniga

Waxaa saaka si habsami leh u bilowday dhismaha wadada isku xirta Beledweyne ilaa jento kundisho taasi oo bur bur xoogan u geysteen fatahaadihii kusoo laalabtay sanadihii dambe magalada

Mashruuca dhismaha Wadadaan  ayaa  horaantii sanadkan waxaa Dhagax dhigay  Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Qaar kamid ah bulshada gobolka Hiiraan ayaa soo dhaweynaayo dhismaha ka bilawday wadadan isku xirto magaalada Baladweyne ilaa Jento Kudisho madama bur bur xoogleh ka jiray isla markaan dhibaato xoogan lagu qabay isticmaalka wadadaas.

Goobjoog News