Dhuusamareeb: Farmaajo oo Soo Xiraya Shirka Beeleedka Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug.

Amniga magaalada ayaa la sheegayaa in la adkeeyey, ujeedka safarka Farmaajo waa inuu soo xiro shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug uga socda caasimadda maamulka ee Dhuusamareeb.

Shirkan oo socday in ka badan 10 maalin, waxaa lagu gorfeeyey khilaafaad ka dhex jiray beelaha dega maamulka, waxaana la gaaray heshiis.

Goobjoog News

Related Articles

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW