Dib U Celinta Qaxootiga Soomaalida Kenya Oo Dhowaan Billaabanaysa

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in bisha July la bilaabayo dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya.
xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Kenya Karanja Kibicho ayaa jimcihii sheegay in qaxootiga dib u celinta Soomaaliyeed la bilaabi doono bisha July.
Karanja Kibicho oo ka hadlayey xaflad gabagabo aheyd oo loo soo xiray howla wadeennada ka qeyb qaadanaya dib u celinta qaxootiga ayaa yiri” Waxaan u baahanahay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dalkooda dib ugu laabtaan qaxootiga iyaddoo la raacayo qawaaniinta u dejisan dib u celinta qaxootiga”

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW