U bood dhigaalka

Dib u Sixid Lagu Sameeyay Hannaanka Doorashada Dadban ee Somaliland

Sheeko:Dalka

Hanaanka doorshada dadban ee Somaliland oo bishan bilowgeedii kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka ayaa lagu sameeyay dib u sixid odayaasha dhanqanka qaar.

Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dib u sixid lagu sameeyay dhaqanka beesha Muuse Dhari ee ka tirsan beelaha “Ruts” oo markii hore lagu qoray oday aan ahayn kii saxda ahaa ee beesha u soo xuli jiray xubinta ay ku leeyihiin aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaa lagu caddeeyay in oday dhaqmeedka rasmiga ah uu yahay Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan.

Halkan Hoose ka Akhriso Warqadda:-

202

 

 

 

 Goobjoog News