U bood dhigaalka

Dibadbax lagu taageerayo isku shaandheynta wasiirada ee uu sameeyay Ra’iisul wasaare C/weli oo ka dhacay Boosaaso (Dhageyso)

Sheeko:Dalka

Waxaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ka dhacay dibadbax ay dhigayeen shacab aad u badan, kaa oo ay ku muujinayeen taageero ay u hayaan Isku shaandheyntii dhawaan ee Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh ku sameeyay golaha wasiirada.

Shacabkaan ayaa socod ku maray dhamaan xaafadaha magaaladaasi, waxaana inta dibadbaxaan socday hakad galay ganacsigii iyo dhaq dhaqaaqii gaadiidka ee magaaladaasi.

Shacabkaan ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaa isku shaandheynta, sidoo kalena ay taagerayaan Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixin uu Boosaaso kasoo diray Wariyaha Goobjoog Fm Maxamed Xasan Dhallo.

Goobjoog News