U bood dhigaalka

Diini Maxamed Diini “Fahamka Dowladnimada laga haysato aad ayuu u liitaa ”

Sheeko:Amniga

Diini Maxamed oo ah guddoomiyihii ururada bulshada rayidka ayaa sheegay in fahamka Dowladnimada la haysato uu aad u liitaa siyaasiinta iyo aqoonyahanada laga rabo in laga shaqeeyo horomarka dalka.

Halkan Ka Daawo Khudba Uu Diini Maxamed Diini Ka Jeediyay Magaalada Muqdisho