Dilal ka dhacay Marka oo la baarayo

Maamulka Magaalada Marka ee Sh.Hoose ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan ku aadan Ogaanshaha dilal ka dhacay Magaaladaas labadii habeen ee la soo dhaafay.

Gudoomiyaha Magaalada marka Xasan Cumar Macalin  ayaa sheegay in magaalada lagu arkay maydka  qof rayid ah oo rasaas ay ka muuqato.

Waxa uu Gudoomiyaha sheegay in Taliska Booliska iyo kan Militriga ay ku howlan yihiin in  marxuumka la dilay la aqoonsado

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW