Dilal Qorsheysan Oo Caawa Muqdisho Ka Dhacay
Sheeko:Dalka

Kooxo Hubeysan ayaa caawa ku dilay xaafadda Oodweyne ee degmada Deyniile qof rayid ah, dadka deegaanka ayaa sheegay in qofka la dilay uu ahaa Macallin .
Kooxaha ayaa ka baxsaday goobta uu dilka ka dhacay, dilkan ayaa ku soo aadaya iyada oo isla caaway la sheegay in degmada Yaaqshiid lagu dilay qof kale.
Goobjoog News