U bood dhigaalka

Diyaaraddii Labaad oo Ruush ah oo Muddo Todobaad Gudahiis ah Ku Dhacday Bariga Dhexe

Sheeko:Dalka

Diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku burburtay meel u dhaw magaalada Jubba ee koofurta Suudaan.

Wararka ayaa sheegaya in Diraaradda ay ku dhinteen ilaa 40 qof oo rakaabkii saarnaa ah, lamana oga sababta keentay qaraxa diyaaradda.

Diyaaradda oo ku burburtay Jaziirad ku taallo Niilka Cad ayaa la sheegayaa in uu ka badbaaday Muluq aad u yar.

Sabtidii, Waxaa ay diyaar laga leeyahay dalka Ruushka ku qaraxday dalka Masar, waxaa halkaas ku dhintay 224 qof oo saarnaa.