U bood dhigaalka

Diyaaradda Daalo Airline oo Dab Qabsaday

Sheeko:Dalka

Diyaarda Daalo Airline oo ka duushay garoonka Muqdisho kuna socotey Jabuuti ayaa dab ka dhashay ka dib markii ay shan daqiiqo hawada ku jirtey,

Wararka waxaa ay intaas ku darayaan in markii dambe  ay si nabadgelyo ah ugu soo cagadhigatay garoonka Aadan Cabdule ee Muqdisho.

Ilaa hada waxaa la xaqiijiyey 5 qof oo ku dhaawacmay dabkaas.

Faahfaahinta la soco goor dhaw