Diyaarinta Shirmadaxeedka Trump Iyo Kim Jong-Un Oo Socda

Diblomaasiyiin Mareykan ah ayaa gaaray K/ Waqooyi  si ay u diyaariyaan shirmadaxeedka la filayo inuu dhexmaro Madaxweyne Trump iyo dhiggiisa Kim Jong-un.

Trump ayaa ku dhawaaqay Khamiistii la soo dhaafay inuu ka baxay shirmadaxeedkii lagu wadan in lagu qabto dalka Singapore bisha soo socota ee June.

Kim ayaa Sabtidii waxaa uu kulan la yeeshan dhiggiisa K/Koofureed Moon Jae-in iyaga oo ka wadahadlay inaan la baajin shirmadaxeedka Mareykanka iyo K/ Waqooyi.

Diblomaasiyiinta gaaray K/ Waqooyi waxaa ay ka shaqeyn doonaan sidii uu u dhici lahaa shirmadaxeedka iyaga oo sidoo kale mudeyn doona waqtiga iyo Ajandaha.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW