Donald Trump Oo Magacaabay La-taliyihiisa Amniga

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa u magacaabay la taliyihiisa ammanka qaranka  Jenaral  HR McMaster, kaasi oo badalay Makmester oo horay u ahaa la-taliyaha ammanka madaxweyne Donald Trump isaga oo xilka hayey muddo dhan 24 maalin, waxaana xilka looga qaaday ka dib markii lagu eedeeyay inuu xiriir uu la yeeshay waddanka Ruushka.

Ninka loo magacaabay la-taliyaha  madaxweynaha ayaa waxa uu ka tirsanaa  ciidamada  Mareykanka oo  ku sugnaa wadanka Afghaanistaan, kaasi oo ahaa madaxa la dagaalanka musuqmaasuqa.

Madaxweyne Donald Teump ayaa xilkaan la rabay nin lagu magacaabo Robert Harward balse waa uu ka diiday isagoo sheegay inay jiraan sababo isaga u gaar ah, waxa uuna u magacaabay ugu dambeyn makmester.

Intii lagu guda jiray magaacaabista ayaa madaxweyne Donald Trump waxa uu ku amaanay makmester inuu yahay shaqsi leh qibrado badan uuna yahay nin sharaf iyo xushamad ku dhex leh ciidamada.

Goobjoog News

Related Articles

105 Comments

  1. nearly wear cheap viagra originally bath generic viagra
    nearby measurement sale generic viagra online pills
    sometimes stand [url=http://viacheapusa.com/#]sale generic viagra online pills[/url] possibly phrase generic viagra sales deliberately conversation http://viacheapusa.com/

  2. During sexual arousal, azotic oxide (NO) is discharged from cheek terminals and endothelial
    cells in the principal sum cavernosum. NO activates guanylate cyclase to convince guanosine triphosphate (GTP) into cyclical deoxyguanosine monophosphate (cGMP), triggering a cGMP-hooked shower
    of events. The assemblage of cGMP leads to smooth-muscle easiness
    in the corpus cavernosum and increased pedigree period to
    the penis. https://www.lm360.us/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW