U bood dhigaalka

Dood Ku Saabsan Doorashooyinka Dalka Ka Socda (MAQAL)

Sheeko:Dalka

Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa maqalka dood ku saabsan doorashooyinka dalka ka socda, hanaanka loo soo doortay xildhibaannada, muranka ku saabsan qaar kamid ah kuraasta aqalka hoose iyo arrimo kale oo doorashooyinka la xiriira.

Dooddan oo caawa Isniin soo galeyso ka baxday Idaacadda Goobjoog, waxaa marti ku ahaa Guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah musharrax Madaxweyne, Xildhibaan C/samad Macalin Maxamuud iyo Dr Saciid Ciise Maxamuud oo ah guddoomiyaha xisbiga dadka.

Halkaan hoose ka dhageyso doodda oo dhameystiran

Goobjoog News