U bood dhigaalka

Dood Kulul Oo Ku Saabsan Doorashada 2016 (Dhageyso)

Sheeko:Dalka

Goobjoog Fm ayaa qabatay dood kulul oo ku saabsan doorashada la filayo in dalkaan ay ka dhacdo sanadkan 2016, taasi oo arrimo badan oo doorashooyinka ah lagu falanqeeyay.

Dooddaan waxaa ka qeybgalaya xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha Yaxye Cali Hareeri, xohgayaha guud ee xisbiga Daljir Axmed Macalin Fiqi iyo guddoomiyaha xisbiga Midnimo Qaran Yuusuf Cismaan Maxamed (Shimbir)

Mas’uuliyiintan ayaa ka hadlaya arrimaha la xiriira doorashooyinka, suurtagalnimada dib u dhac ku yimaada doorashada waqtiageeda iyo waxa xilligaan haysta in sidii la rabay u dhaqan gelin jadwalka doorashada.

Riix halkaan si aad u dhageysato doodda

Goobjoog News