U bood dhigaalka

Doon Ganacsi Oo Ku Gubaneysa Nawaaxiga Dekadda Boosaaso

Sheeko:Dalka

Doon ganacsi oo u raran ganacsato Soomaaliyeed islamarkaana la sheegay iney ka timid dhanka Imaaraadka Carabta ayaa ku gubaneysa meel ku dhow degmada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Goobjoogayaal ayaa u xaqiijiyey Goobjoog News, in doonidan gubaneysa hadda loo sameynayo gurmad ku aadan sidii loo ceymin lahaa alaabta saaran.

Lama oga illaa iyo haatan waxa sababay gubashada doonidan, balse waxaa la arkayaa uuro badan oo doonida ka socota.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News