U bood dhigaalka

Dooni Ku Quustay Badda u Dhaxeysa Turkiga iyo Giriiga

Sheeko:Dalka

Ku dhowaad 40 ruux oo ku dhimatay Badda Giriigga kuwaa oo ku waa oo safay ku sii ahaa Yurub, sida ay qorayaan warbaahinta dalka Turkiga

Dadkaan ayaa la sheegay in eey saarnaayeen doon ka soo qaaday Xeebaha dalka Turkiga kuwaa oo rajo ka qabay in eey gaaraan dalalka qaaradda Yurub

Wakaaladad wararka Turkiga ayaa sheegtay in 75 qof oo dhuul laga soo bad baadiyay badda Turkiga kuwaa oo saarnaa dooni eey ka soo raacenen badda Turkiga

Arrintan ayaa ku soo beegantay iyadoo wada hadal uu magaalada Geneva uga bilowday Mucaaradka iyo Nidaamka Asad, wada hadalka oo socon doona ilaa 6 bil ayaa lagu wadaa in lagu soo afjaro dagaalka sokeeye ee dalka Suuriya ka socday 5 sano.

Goobjoog News