U bood dhigaalka

Doorashada Aqalka Hoose Oo Ka Socota Gobollada Dalka

Sheeko:Dalka

Waxaa saaka ay doorasho ka socotaa magaalo madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ka jira, sida Cadaado, Kismaayo iyo Jowhar.

Cadaado waxaa goordhaw lagu doortay Cabdiqadir Gaafow Maxamud  oo la dhashay taliyaha sirdoonka Soomaaliya.

Doorashada ayaa sidoo kale, waxaa ay ka socotaa magaalooyinka Kismaayo oo kuraas ka mid ah ay haween keliya ku tartamayaan.

Waxaa xusid mudan in haweenka ay heleen 15 kuris ilaa 99 Kuris oo Xildhibaannadooda la doortay.

Wararka Xildhibaannada la doortay, kala soco, Goobjoog News