Doorashada Baarlamaaniga Ah Ee Djibouti

Doorasho baarlamaani ah ayaa maanta ka dhacday dalka Djibouti, dalkan yar oo horay Faransiiska u soo gumeystay waxaa tan iyo 1999-kii ka talinayey Ismaciil Cumar Guuleed.

Goobaha cod-bixinta oo furtay 6:30 am (0330 GMT), waxaa codeynaya illaa 194,000 si ay u doortaan  65 Xildhibaan.

Xisbiga talada haya ee UMP ayaa la filayaa in uu aqlabiyad ku guuleysto, kana faa’ideysto kala qeybsanaanta mucaaradka

Dalka Djibouti, waxaa haweenka loo qoondeeyay kooto dhan 25%

Goobjoog News

Related Articles

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW