Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee BFS oo Ka Bilaabatay Muqdisho

Waxaa hadda si rasmi ah u bilaabatay doorashada guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan 16 xubnood oo ka tirsan golaha.

Xarunta golaha Aqalka Sare waxaa xaadir ku ah hadda 50 xildhibaan oo xulan doona cidda u noqoneysa guddoonka golaha mudada 4 sanno ah ee soo aaddan.

Marka ugu horeysa waxaa dhacaysa doorashada guddoomiyaha, kadibna waxaa si is xiga loo dooranayaa guddoomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad oo isla maanta doorashadoodu ay dhacayso.

Wixii faahfaahin ah ee kasoo kordha kala soco, Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW