U bood dhigaalka

Doorashada Kuraasta Aqalka Sare Ee Koonfur Galbeed Oo Beri Dhaceyso

Sheeko:Amniga

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad gobaleed ee maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada Aqalka sare ee xubna ku matalaya BJFS.

Jadwalka guddiga ayaa lagu sheegay in maanta oo sabti ay bilaabaneyso diiwaan gelinta Musharixiinta Aqalka sare.

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ayaa xalay shaaciyay liiska seddax kursi oo ka dhineyd kuraasta Aqalka sare Koonfur galbeed ay ku leedahay.

Guddiga doorashada ayaa beri oo Axad ah shaaciyay in ay dhaceyso doorashaa Kuraasta dhiman.

Hoos ka akhriso Jadwalka Doorashada