U bood dhigaalka

Doorashada Shan Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Gobalada Waqooyi Oo La Soo Gabagabeeyay

Sheeko:Amniga

Waxaa la soo gabagabeeyay sharsiga afaraad iyo kan shanaad ee kuraasta golaha shacabka gobalada waqooyi.

Axmed Cismaan diiriye iyo Maxamed Haaruun Cabdillahi ayaa loo dortay in kuraasta tirsigoodu yahay HOP#233 iyo HOP#208.

Labad musharax ee ku soo baxday xildhibaanimada golaha shacabka baarlamaanka 11-aad ee dalka ayaa noqon doono kuwa afarta sano ee soo socota Somaliland ku matala golaha shacabka.

Waxaa sidoo kale la soo gabagabeeyay shan kursi oo maanta guddiga doorashooyinka gobalada waqooyi ay qabteen doorashadooda.

Goobjoog News