Waxaa goor dhaw magaalada muqdisho lagu soo gaba gabeyay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo muqdisho muddo todobaad ah uga socday madaxda dowlad gobaleedyada dalka .
Madaxda ayaa soo saaray war-murtiyeed ku saabsan arrimhii khilaafka ka taagnaa oo la sheegay inta badan in la xaliyay .
qodobada heshiiska laga gaaray ayaa waxaa ka mid ah :
1: In arrinta gobalka gedo mas’uuliyadeeda lagu warejiyay in uu kor kala socdo ra’isul wasare rooble mudda 30 maalmood ahna lagu soo gaba gabeeyo arrinta gobalka Gedo .
2: In amniga doorashada ay iska kaa shadaan ciidamada booliiska iyo kuwa AMISOM .
3: In arrinta gobalada waqooyin mas’uuliyadeeda lagu warejiyay in uu kor kala socdo ra’isul wasare rooble isagoo kala kaashanaya guddoomiyaha Aqalka sare iyo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka .
4: In doorashada dalka lagu qabto muddo 60 maalin gudahood ah .
Hoos Ka Akhriso War-murtiyeedkaÂ
                                    Â