Dowladda Federaalka Oo Roobow Ka Hor Istaagtay Tartanka Madaxtinnimada K/Galbeed

Wasaaradda Amniga ee dowladda federaalka Somaaliys ayaa qoraal ay soo saartey ku  Sheegtay in Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur aanu weli buuxin Shuruudihii looga qaadi lahaa Cunaqabataynta Caalamiga ah ee saarnayd, taasina ay ka reebayso inuu isku soo sharaxo Madaxwayninimadda Koonfur Galbeed Somalia.

Rooboow ayaa Shalay ku dhawaaqay inuu u tartamayo Madaxwaynanimadda KGS.

Related Articles

13 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW