U bood dhigaalka

Dowladda oo War-saxaafadeed Kasoo Saartay Dagaalka Ka Dhanka ah Al-shabaab

Sheeko:Amniga

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay dagaalka lagula jiro Al-shabaab, kaas oo ay dowladdu iclaamisay barttamaha sanadkii hore 2022, muddadaas ciidanka dowladda oo kaashanaya lu deegaanka ayaa dagaalamaaysha Al-shabaab ka saaray degmooyin iyo deegaanno badan oo ay maamulayeen muddadaasi.

Dagaalka dowladdu ay ku qaaday kooxda ayaa ka koobnaa sedex waji oo kale duwan oo lagu wajahay, kuwaas oo kala ahaa : dhinacyada fikirka, dhaqaalaha iyo dagaal toos ah oo ay qeyb ka ahaayeen ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka, waxaana looga saaray degmooyin Qadiimi ah sida Aadan Yabaal iyo Xarardheere oo Mudug ka tirsan.

 

May be an image of text

May be an image of textMay be an image of textGoobjoog News