Dowladda Soomaaliya oo Maanta Dib u Fureysa Duulimaadyada Caalamiga ah.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u fureysa duulimaadyada caalamiga ah, kuwaas oo xirnaa in ka badan afar bil, sababo la xariiray xanuunka Coronavirus. Arrintaan ayaa imaanaysa kadib markii dib loo furay duulimaadyada gudaha horaantii bisha July ee tagtay,Heyadda ayaana sheegtay in ay jiraan shuruuc loo dejiyey duulimaadyada caalamiga ah Garoonka Aadan Cadde … Continue reading Dowladda Soomaaliya oo Maanta Dib u Fureysa Duulimaadyada Caalamiga ah.