U bood dhigaalka

Dowladda Soomaaliya oo xirtay qaar kamid ah baraha Internet-ka ee Al-shabaab

Sheeko:Amniga
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hawada ka saartay qaar kamid ah baraha dhanka Internet-ka ah kuwaas oo ay isticmaalayeen ururka Al-shabaab.
Baraha hawada laga saaray ayaa lagu baahinyay dhanka Internetka ah, waana baro lagu isticmaalayay aalladda Twitter-ka.
Akoonada ay dowladda xirtay ayaa kala ah:-
@shabaabwatch Twitter
@MoredNews Twitter
@WariyeLibaan Twitter
@ICunaaye Twitter
@Alghaazi114 Twitter
@khubeyb23 Twitter
@theonlyhaq Twitter
@WariyeLibaan Twitter
@Magdashi3 Twitter
SOMALIMEMO @soomaali_midah
Sikastaba arrintaan ayaa imaanaysa xilli isbuucyo ka hor ay dowladda Soomaaliya ay xirtay qaar kamid baraha dhanka Website-ka ah oo lagu baahin jiray wararka alshabaab.
Goobjoog News