Dowladda Sucuudiga oo Sanadkaan Hakisay Xujeyda Ka Imaaneysa Dalka Dibaddiisa

Dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa sanadkaan joojisay Muslimiinta Xujeyda ah oo sanad weliba u soo cibaado taga dalkaasi, waxaana kaliya loo ogolaaday kuwa jooga gudaha dalkaas in ay gudan karaan Xajka sanadkaan. Dowladda ayaa sheegtay in sababta ay tahay ka fogaansho, faafitaanka xanuunka COVID-19, iyadoo laga diiwaan geliyeyey 161,005 dalka¬†xaaladood oo cudurka Caronavirus¬† ah iyo 1,307 … Continue reading Dowladda Sucuudiga oo Sanadkaan Hakisay Xujeyda Ka Imaaneysa Dalka Dibaddiisa