Dr Axmed Siyaad Sabriye ” Farmaajo Diyaar uma Ahan in Doorasho Dalka Ka Dhacdo “

Dr. Axmed Siyaad Sabriye oo xubin ka ah dhaqdhaqaaqa Maanifeysto labo , oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo la xiriira doorashooyinka dalka ayaa sheegay in xaaladda dalka hadda uu ku sugan yahay meel adag oo laga cabsi qabo in ay doorasho dhiciweyso.
Dr. Axmed Siyaad ayaa xusay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uusan diyaar u aheyn in dalka ay ka dhacdo doorasho, waxaana uu intaas ku daray in mar kale la joogo waqtigii Soomaali loo baaqi lahaa oo loo baahan yahay taladooda, in la isku tago dalkana la badbaadiyo sida uu hadalka udhigay Dr. Axmed Siyaad Sabriye.
Halkaan Ka Daawo: Wareysiga Dr. Axmed Siyaad Sabriye
Goobjoog News
cyber security Here at SecurityX, we combine both highly skilled professionals with top-notch Cyber Security Services that includes automated analysis by a cloud engine to find known threats, anomalous behavior and suspicious activities.
herbal viagra reviews canada pharmacy generic viagra [url=https://canadian-pharmacyisale.com/#]viagra in canada[/url] can i buy viagra online order viagra here