U bood dhigaalka

Dr. Buurane oo Lagu Dilay Muqdisho

Sheeko:Amniga

Dr.  Xasan Cismaan Buurane ahaa dhakhtar caan ka Muqdisho ayaa goordhow lagu dilay xaafadda Al Baraka, ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Dhakhtarka uu ku taqasusay cudurada maqaarka ayaa lagu toogtay xaafadda uu deganaa, kuna lahaa Isbitaal ee aagga al baraka iyo maqaayadda Ain Shamsi, waxaana la sheegayaa inuu meydka weli halkaasi yaalo.

Ilaa hadda ma jirto, cid sheegatay dil,a waxaana la sheegayaa in ay baxsadeen kooxaha dilka geystay.

Goobjoog News