Dr.Cali Cusman Cali “Waan Bogaadinayaa Horomarka Ciyaartooyda Xulka Qaranka Kubadcag Yaraha Soomaaliya ”

Xoghayihii hore Olomikada Soomaaliya Dr.Cali Cusmaan Cali ayaa soo dhaweeyay horomarka baaxda weyn ee ka socoda Xiriirka Soomaaliyeed ee Minifootboolka, isagoo bahda isboortiga ku dhiirigeliyay in au taageeraan da’daalada iyo horomarka kala socda Xiriirka Kubadcag yaraha dalka. “Waxaan amaanaynaa da’daalada socda iyo guulaha Is daba jooga ee Xiriirka Soomaaliyeed Minifootboolka “ ayuu Goobjoog Sports u … Continue reading Dr.Cali Cusman Cali “Waan Bogaadinayaa Horomarka Ciyaartooyda Xulka Qaranka Kubadcag Yaraha Soomaaliya ”