U bood dhigaalka

DR Dufle Oo Mar Labaad Kusoo Baxay Xubnaha Aqalka Sare Ee Hirshabeelle.

Sheeko:Amniga

Senatar Cismaan Maxamuud Dufle ayaa mar labaad loo doortay xilka Senatarnimo ee Aqalka Sare, kaddib markii wareeggii udambeeyay ee kala baxa ahaa uu ku guuleystay 68 cod.

 

Musharaxa lRaage Xasan Xuuti oo wareega labaad kula tartamay ayaa helay 28 cod.

 

Safiir Maxamuud tarsan ayaa ku haray wareega kowaad isago helay 15 cod.