DR.Xasan Sheekh Cali “Dowladda Waa In Ay Ilaalisaa Dastuurka Waana Halboolaha Qaranimo”

Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah bare Jaamacadaha dalka ayaa sheegay in madaxda Dowladda Soomaaliya laga rabo in ay ilaaliso Dastuurka,isagoo yiri “Dastuurka Waana Halboolaha Qarnimo ”
Halkan Ka Daawo DR.Xasan Sheekh Cali Oo Ka Hadlay Munsaabada Kowda Luuliyo