Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in aysan sal iyo raad laheyn eedaha iyo Hanjabaadaha ka soo baxaya beesha caalamka .
Saaxibada taagera Soomaaliya ayaa 48-saac ee la soo dhaafay waxa ay eeda kulul u jeeydinayeen dowladda federaalka iyo Maamul Gobaleedyada dalka.
Wasiir Dubbe oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri “Waxaan jira danjirayaal mararka qaar qora, oo usoo dira dowladda Soomaaliyeed iyo shacabka Soomaaliyeed farriin aan waafaqsaneyn shauruucda caalamiga ah iyo ixtiraamka madaxbannaanida dalalka. ”
Dubbe ayaa intaas hadalkiisa sii raaciyay ”