BARBAARINTA HORE EE CARRUURNIMADA
Qofka aadamiga ah noloshiisa oo dhan waxaa go’aaminaya sida loo soo barbaariyay ama koriinshiyiihiisa hore. Barbaarinta hore ee carruurnimadu waa aasaaska ugu muhiimsan ee qofka, gaar ahaan inta u dhexaysa…

Mareykanka ayaa ansixiyay in Sacuudiga laga iibiyo hub casri ah oo lagu qiimeeyay $9 bilyan oo dollar, kaas oo ay ku jiraan 730 gantaal oo ka mid ah nidaamka difaaca…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee Itoobiya, halkaas oo uu si rasmi ah loogu soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed,…
Intii uu socday Shirka Wasiiradda Carabta iyo Hindiya, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan diblomaasiyadeed la yeeshay Wasiir Ku-xigeenka…