Faah Faahin: DDSI Oo Yeelatay Madaxweyne Cusub

Guddiga fulinta ee shacabka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa madaxweyne si KMG ah waxay ugu doorteen Mustafe Muxumed Cumar.

Kulan ay ku yeesheen magaalada Jig-jiga ayeey ku doorteen Mustafe oo ka mid ahaan jiray xubnaha mucaaradka ee maamulkii Cabdi Iley.

Mustafe ayuaa xilkaan hayn doona inta madaxweyne cusub si rtasmi ah loogu dooran doono Soomaalida Itoobiya (DDSI).

Shaqsigan hadda hoggaamin doona DDSI ayaa waxa uu lasoo shaqeeyay hay’adda OCHA iyo kuwo kale oo hoostaga Qaramada Midoobay.

Weli waxaa muuqata in aanay saldhiggan xiisaadda siyaasadeed ee  ka jirta dhulka Soomaalida Itoobiya.

Goobjoog News

Related Articles

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW