U bood dhigaalka

Faah faahin Qaraxaii Garoonka Diyaaradaha Baladweyn

Sheeko:Dalka

 Qaraxa oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Baladweyn ayaa la sheegayaa in ay ku dhawacmeen ilaa 6 qof oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib.

Qaraxa ayaa dhacay kadib markii la adeegsaday Laptob laga soo rakibay waxyaalaha qarxa, dadka dhaawaca soo gaaray oo ahaa ciidanka nabad sugidda ayaa la sheegay in qaarkood ay baarayeen boorsasada.

Taliya ciidanka degmada Baledweyn ayaa sheegay in uu Laptop qarxay, lana furfuray waxyaabo kale oo qarxi lahaa

Taliye Gaashaanle dhexe Cali Dhuux Cabdi waxaa uu inta araaciyay in dhaawacyada ay gaarayaa ilaa oo u badan shacab.

Goobjoog News