U bood dhigaalka

Faahfaahin: Dad Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Sheeko:Amniga

Waxaa faahfaahin laga helayaa qarax saaka ka dhacay caasimadda Muqdisho, kaas oo ay ka dhasheen khasaare.

Qarax ka dhacay waddada Cabdiqaasim oo ku taalla agagaarka KM 4 ee caasimadda Muqdisho ayaa qarax lagula eegtay gaari ay saarnaayeen ciidan, taasi oo keentay in ugu yaraan 3 ku dhintaan halka 7 kale ku dhaawacmeen.

Ilaa hadda ma soo bixin warar rasmi ah, ma jito jid sheegatay qaraxan oo miino ahaa sida la sheegayo.

Goobjoog News