ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta magaalada Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose.
Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa miinada lagu aaso dhullka, waxaa uuna ka dhacay Suuq lagu iibiyo qaadka oo lagu magacaabo Muuri.
ilo wareedyo ayaa Goobjoog News u sheegay in xilliga uu qaraxa dhacayey uu Suuqa ahaa mashquul taas oo keentay in ay dhintaan 1o qof oo rayid ah.
Goobjoog News