U bood dhigaalka

Faahfaahino Ka Soo Baxaya Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay G.Shabeelada Hoose

Sheeko:Amniga

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay inta udhaxeysa wadada Mareerey iyo Afgooye

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax weyn oo si weyn looga maqlay inta udhaxeysa wadada afgooye iyo marerey oo ee Shabellaha Hoose, kaasi oo khasaare geystay.

Qaraxa ayaa ahaa miino dhulka lagu Aasey oo lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka oo marayey wadadaas.

Illa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashag Qaraxa.