U bood dhigaalka

Falanqeyn Ku Saabsan Furitaanka Tartanka Maamul Goboleedyada 2020

Sheeko:Cayaaraha

Iyadoo Maanta Magaalada Muqdisho ay marti gelinayso furitaanka tartanka Kubbadda cagta Maamul Goboeledyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxa ay Goobjoog Sports idin soo gudbinaysaa falanqeyn ku sabaasan kulanka furitaanka ee u dhaxeeya kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galmudug

Maxamed Xuseen Qalinle oo Tafariraha Ciyaaraha Goobjoog ayaa ka warbixiyay ciyaarta furitaanka tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ee u dhaxaysa kooxaha kubbadda cagta Gobolka Banaadir iyo Galmudug iyo sida uu yahay diyaar garowka labada dhinac.

Daawo Warbixin Xog KU Saabsan Furiraanka Maamul Goboleeyada

Sidoo Kale Aqriso Xog Dheeri Ah Oo Ku Saabsan Furitaanka

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/tartanka-maamul-goboleedyada-iyo-gobolka-banaadir-oo-maanta-ka-furmaya-magaalada-muqdisho/

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle