U bood dhigaalka

Farmaajo oo Hor Imaanaya Golihii Waatigoodu Dhacay

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa sabtida hor imaanaya golaha waatigiisu dhacay ee shacabka.

Farriin loo diray xildhibaannadii hore ayaa lagu qoray sidan: M.ne Xil Beri oo Sabti ah oo ay Tar 06 February, waxaa jira Kulan Gaar ah oo Madaxweynaha JFS soo codsaday. Agendah

1. Warbixin ku sahabsan Xaalada Guud ee Dalka iyo Doorashooyinka Qaranka.

Madaxweynaha oo hadda ku sugan Dhuusamareeb ayaan la ogeyn waxa uu kala hadli doono.

Farmaajo ayaa muddadiisa xilheynta dastuuriga waxay ku egtahay isniinta soo socoto.