FESOJ oo Taageertay Ishor istaagga Qareennada Gurbiye ee Kiiska Villa Somalia
Sheeko:Baarlamaanka

FESOJ ayaa taageertay ishor istaagga ay dalbadeen qareennada kiiska weriye Cabdicasis Gurbiye tifaftiraha guud ee Goobjoog Media Group.
“ Waxaan ku baaqeynaa in la laalo eedeymaha ka dhanka ah Cabdicasis Gurbiye waayo, sharci ahaan ma aha qaar waaqici ah ” sidaasi waxaa lagu yiri qoraal ay FESOJ soo dhigtay barta Twitterka.
Agaasime ku-xigeenka Goobjoog Cabdicasis Gurbiye ayaa maanta tagay maxkamadda gobolka Banaadir isaga oo wajahaya eedeymo been ah oo ka socda dhanka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Goobjoog News