U bood dhigaalka

Gaadiid Badan oo Canshuur Bixin Waayay oo Lagu Xareeyey Garoowe

Sheeko:Dalka

GaroweWasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland ayaa xareysatay gaadiid tiro badan oo kuwa yaryar ah , kuwaasi oo lagu heysto canshuuro ku waajibey oo ay bixin waayeen.

Canshuurtani oo ah mid isgaargaartay ayaa waxa ay u dhaxaysaa $21 illaa $42 doolar . Gaadiidka ayaa u badan kuwa yaryar ee ingeer ahaanta loo kireysto ama raaxada kuwaasi oo sedex bilood kasta laga qaadayay canshuuraad.

Sida uu kusoo waramayo wariyaheena magaalada Garoowe Cabdishakuu Shaashaa, canshuurtani axaa laga soo hormariyey xiligii gaadiidleyda la weeydiin jirey.

 

 

Dhageyso

Goobjoog News