Gabar U Shaqeysa Qaramada Midoobay Oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

 Kooxo hubeysan ayaa goordhow magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen qof dumar ah, gaar ahaan Suuqa Bakaaraha.

Gabarta la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maryan Cabdullahi, waxaana la sheegay in ay u shaqeyneysay hay’adda Qaramada Midoobay ee WHO.

Kooxaha dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana gaaray meesha uu dilka ka dhacay ciidamo ka tirsan dowladda soona qaaday meydka Gabarta iyaga oo keenay xarunta dambi baarista ee CID.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW